Gabar 12-sanno jir ah oo dishay Walaalkeed iyo Booliiska oo baaritaan wada

Gabar 12-sanno ah oo u dhalatay dalka Mareykanka ayaa walaalkeed oo 9-sanno jir ahaa kuĀ  dishay toorey, falkan dilka ah ayaa dhacay xilli saq dhaxe ah ay hurdeen waalidka dhalay carruurtan . War kasoo baxay booliisla magaalada Tulsa ee gobolka Oklahoma ayaa lagu sheegay in xilli saq dhaxe ah oo la hurday gabadha toorey ku … Continue reading Gabar 12-sanno jir ah oo dishay Walaalkeed iyo Booliiska oo baaritaan wada